..Hmm..

...Who knows what else will go here...

Intro

Welcome to ::Alpha Beauty and Natural Cosmetics::

The Product

Bilic Dumar waa saliid si gaar ah loogu talo galay in dhaqso u joojiso go’idda timaha oo ay keento isticmaalka qallajiyaha iyo yaraashada timaha ee ka yimaadda walxaha kimikada ah ee timaha loo adeegsado.

Bilic Dumar waxay ka samaysan tahay saliid caraf ku soo jiidata leh oo laga miiray ubaxyo iyo dhiro kala duwan sida: Avocado, xabatu sooda, Almond, castor, jojobo, sisin iyo kuwo kale.

Dhirtaas dabiiciga ayaa laga miiray saliid loogu tala galay in timaha ku soo celiso nafaqadii ka dhammaatay ee keenaysay inay timuhu go’aan. Haba yaraatee kuma jiraan waxa kimiko ah. Waxa kale oo ku jira Vitamin A iyo Vitamin E oo labaduba timaha ku soo celiya nafaqadii dabiiciga ahayd.